Gudoomiyihii iscasilay ee Guddiga doorashada Puntland oo eedeymo culus u jeediyey Deni

Guuleed Saalax Barre oo dhawaan iska casilay xilkii Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ayaa sheegay intii ay ku gudo jireen howsho doorasho ay soo wajaheen caqabado kala duwan. Wuxuu sheegay sidoo kale sheegay inay gaareen guulo muhiim ah. Wuxuuna dhanka kale xukuumadda Puntland ku eedeeyay in wax ay ka socon waayeen isla markaana ay isku fahmi … Continue reading Gudoomiyihii iscasilay ee Guddiga doorashada Puntland oo eedeymo culus u jeediyey Deni